WAR DEG DEG AH: Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi Cade ayaa ku geeriyooday magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraatka Carabta sida ay eheladiisa ay u xaqiijiyeen Warsidaha Puntlandnews.

Cade Muuse ayaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta Puntland ee sida wayn ugu soo adeegay Ummadda reer Puntland, waxaana maamulka iyo hawlwadeenada Puntlandi ay u dirayaan Marxuumka tacsi.

Post Comment