War deg deg ah-Maxaysan Kaamirooyinku qabayn oo ka socda xarunta iyo musharixiin…

Waxaa si rasmi ah hadda Hoolka ay ka dhaceyso doorashada Madaxweyanha Soomaaliya u soo gaaray inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Dhamaan xubnihii ka qeyb geli lahaa Doorashada.

Waxaa sidoo kale la arkayaa Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha oo Maanta tartan adag uu ka dhaxeeyo inkastoo goobta ay weli ka maqanyihiin Musharraxiinta ugu tuga weyn Tartankan oo kala ah Xasan Sheekh iyo C/rashiid Cali sharma’arke.

Waxaana is bar baryaac iyo jawi taag taag ah uu ka dhax jiraa Xarunta Afasiyooni oo Maanta ay doorashada ka dhaceyso waxaana Guddiga Doorashada ay cod dheer kaga dalbanayaan in Xildhibaanada iyo Martida kale in anshaxa ay dhowraan.

Post Comment