War deg deg ah oo Qandala naga soo gaarey iyo ciidamada Puntland iyo Daacish oo..

Wararka aanu maanta kahelayno magaalada Qandala ee xeebaha gobolka Bari ayaa sheegaya in aagaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ay wadaan ciidanka difaaca Puntland.

Deegaamada hoosyimaada Qandala ayaa lagu soo warayamayaa in qaarkood intaanadii laga jaray, islamarkaana ay lagu arkayo ciidamada dowladda oo raxan raxan u socda.

Howlgaladaani kadhanka ah Daacish ayaa yimid kadib markii kooxdaasi ay bilowday dhaqdhaqaaqyo iyo afduub ay u geysanayso dadka shacabka oo ay dhowr jeer wadada u gashay.

Post Comment