War deg deg ah tirinta codadkii wareega 2aad oo lasoo gabagabeeyey iyo Farmaajo oo kudhow madaxweynaha dalka.

Waxaa lasoo afmeeray wareegii labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ay kutartamayeen saddex musharax oo codadkii ladhiibtey u kala helay sidaan, waana si kumeel gaar ah ama qiyaas

1-Xasan Sheekh Maxamuud                      97  Cod

2-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo            184 Cod

3-Sheekh Shariif  Sheekh Axmed              46 Cod

Lasoco natiijada saxda ah

Sidaas darteed waxaa wareega ugu dambeeya isugu soo haray musharixiinta kala ah, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Post Comment