Warqad Hanjabaad Ah Oo Loo Diray Masjid Ku Yaala Magaladda Minneoples.

Masjid-100x75

Warqadan Hanjabada ah ee Uu Soo diray Nin ku sugan Magaaladda Washington ee Dalka Mareykanka ayaa waxa uu u soo diray Masjid kuyala Magaalada Minneoples Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka  Masjidkas oo ay Gacanta ku hayaan Dad Somali ah.

Seddex Bog ayay ka kobneed Warqadan Loo so diray Majidka Imaamu Shafi , waxaana hadda Gacanta ku haya Warqadasi Sheikh C/qani Qardaawi oo ah Imaamka Masjida.

Waxa uu sheegay Imaamku in Warqad ay ku qornayeen Erayo Hanjabaad ah iyo hadalado la xiriira Islam Neceyb.

Ninka So Qoray warqadan ayaa waxa Tusaale ahaan ku soo qatay weeraradii ka dhacay Dalka Mareekanka sanadki 2001 iyo Falalki kale ee ka dhacay gudaha Dalka Mareekanka.

Ninka Warqaqda So Diray ayaa Sheegtay in uu ka Tirsanyahy Urur magiciisa layiraahdo Qimaha kiristankiyo Yuhuuda.

Ugu dambeyntii warqada loo diray Masjidka Imaam Shaafici ayaa waxaa ku qornaa in Soomaalida ah iyo waliba Musliminta kale ay aadaan wadamada ay joogaan koxda ISIS, hadii taasi ay dhici weydana la kulmi doonaan ciqaab adag.

 

Post Comment