XOG MUHIIM AH-Yaa ka dambeeya in Farmaajo codad badan helo iyo Xildhibaanaa Galmudug iyo Jubbaland..

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa sababta keentay in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu codad aad ubadan ka helo doorashada wareegeedii koobaad lasoo dhameeyay, kaidb markuu helay 72 kamid ah codadkii la tiriyay waxaana ka badan kaliya Xasan Sh Maxamuud oo helay 88 cod.

Xogo warbaahintu heshay ayaa sheegaya in xildhibaanada codka ugu badan siiyay musharax Farmaajo ay kasoo jeedaan gobollada Jubbooyinka iyo Galmudug State.

Xildhibaanadii isbadal doonka ee la filayay iney Sh Shariif ucodeeyaan ayaa codkooda uwareejiyay musharax Farmaajo sidaas waxaan goordhow kasoo xiganay ilo wareedyo lagu kalsoon yahy.

Post Comment