BREAKING NEWS-General Siciid Dheere oo magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay…

Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland General Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) oo beryihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee kutimid madaxweynihii hore ee Puntland AUN Cadde Muuse.

General Siciid Dheere ayaa sheegay in marxuumku waxbadan u soo qabtay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo umadda Puntland oo uu madaxweyne u soo noqday.

AKHRISO

Capture

One thought on “BREAKING NEWS-General Siciid Dheere oo magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay…

  1. Aamiin ilaahay ha unaxariisto eheladii qaraabadii asxaabtii iyo umadda soomaaliyeed iyo puntlnd samir iyo imaan alpha hakasiiyo انا لله وانا البه راجعون كل نفس داداىقة الموت

    Reply

Post Comment