Daawo-Sidee Ciidanka xooga dalka Soomaaliya u arkaan doorashada madaxweyne Farmaajo.

Qeeybaha kala duwan ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa noqday kuwa si weyn u taageersan una jecel Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo .

Mr.Farmaajo ayaa guud ahaan soo jiitay ciidamada qalabka sida kaas oo waligiis ku doodi jiray in uu marka hore hoos ka soo dhisi doono cududa ciidamada xooga dalka si looga maarmo kuwa Ajnabiga ah .

DAAWO

One thought on “Daawo-Sidee Ciidanka xooga dalka Soomaaliya u arkaan doorashada madaxweyne Farmaajo.

  1. Marka hore hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Dalka Soomaliya. Marka xigta Taariikhdu waxbey xustaa Dadkuna wuu heybsadaa. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxwe Cabdillahi Yuusyf muda yar oo kooban ayey soo hayey xilka Soomaliya waxayna umada Soomaliyeed u muujiyeen wax aynaan halkaan ku faah faahin kareyn. Hadiisa an u soo laabto farxada iyo damaashaadka Ciidanka Qalabka sida ee Soomaalya ay muujiyeen xaleyto markii la xaqiijiyey i Mudane Farmaajo uu ku soo baxay doorashii xalayto run ahaan uma baahna faahfiin dheeraad ah waayo dhamaantood waa Muwaadiniin u daacad ah Dalka, Diinta, Dadka, Dereska, diyaarna u ah in ay soo celiyaan dhamaan inta an soo xusay iyo waliba Derejadii lunay.

    Reply

Post Comment