(Dhagays):-Shacabka ku Nol Magaladda Bosaso Oo Hambalyo u Diray MD Farmajo.

Bosaso-City

Iyadoo Shalay Galinki Dambe Xubnaha Barlamanka DFS ay Madaxwayne u doorteen Maxamed C/lahi Farmajo ayaa waxaa laga So dhaweyay Dhamaan Deganada ay ku nolyihiin Shacabka Somaliyeed iyagoo ku farxay Guusha u Garay Madaxwayne Farmajo.

Weriyeheen Magaladda Bosaso oo Magarofanka Warbahinta Puntland news la Dhex maray Qar kamida Shacabka ku nol Magaladasi ayaa waxay aad iyo Aad u so dhaweyen Madaxwaynaha Cusub ee Somaliye.

Dhaman Shacabka ayaa waxay si isugu mida ugu wada Faraxsanyen Xilka Madaxwayne ee u qabtay Mudane Farmajo.

Qaybaha kala Duwan ee Bulshada oo ay u badnayen Dhalinyaro iyo Hawen aya waxay Hambalyo u direen Madaxwaynaha Cusub ee Somaliya Mudane Madaxwaxwayne Maxamed C/lahi Farmajo,iyagona mujinayey Darenkoda Farxaded.

Gusha Madaxwayne Farmajo ayaa waxay Shacabka Somaliyed  ku Tilmaameen in ay Dib u so Labatay Somaliya Ayna Dib ugu labatay 1960 iyo Dawlad wanagi Somaliyeed.

Wadoyinka waawayn ee Magalada ayaa waxa Habenimadi Xalay ahayd isugu so Baxay Boqolal Shacab ah kuwas oo Mujinaya Tagerida ay u hayan Madaxwaynaha Cusub e Somaliya.

Halkan ka Dhagayso Codka Shacabka ku Nol Magalada Bosaso:-

Post Comment