Sawirro-Sidee ahaayeen wajiyada Keating Gabre iyo saraakiishii Itoobiya markii Farmaajo codadkii urursaday.

Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhabeeyey rabitaankii shacabka Soomaaliyeed kadib markii ay madaxweyne u doorteen Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sawirro laqaaday intii doorashadu socotey ayaa muujinaya wajiyada mas’uuliyiin ka socota beesha caalamka iyo dalalka deriska oo aan ku faraxsanayn doorashadiisa, maadaama uusan u janjeerin siyaasadda shisheeye.

SAWIRRO

16508167_2364980900309282_784249019211953538_n 16508661_2364980860309286_3058409425120928377_n 16602822_2364980816975957_2664622709554876809_n

Post Comment