XOG MUHIIM AH-Shaqsi caan ah oo loo raadinayo ra’iisul wasaare magiciisa iyo beeshiisa+Sh Shariif iyo Farmaajo oo galabta..

Warar hoose oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in siyaasiyiin uu ku jiro Shariif Sheekh Axmed ay markaan xilka Ra’iisul wasaaraha u raadinayaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah ragga aadka ugu ololeeyay Farmaajo.

Shariif ayaa maanta gelinka dambe la kulmi doona Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu kala hadli doonaa suurtagalnimada in Axmed Macallin Fiqi oo Beesha Hawiye ah, kana sii ah Habargidir, Sacad looga dhigo Ra’iisul wasaare.

Farmaajo ayaan la ogeyn in dalabkaasi uu aqbali karo iyo in kale, balse waxa uu doonayaa in uu keensado rrag ay is fahmi karaan, dhammaantoodna ay ka go’an tahay wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed.

Post Comment