WAR DEG DEG AH: Dhageyso: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay go’aankii Maraykanku dalkiisa kaga mamnuucay Soomaalida kuna dhawaqay war farxad leh

Muqdisho 10 February 2017:- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Maxamed CabdullaahiFarmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dowladda Maraykanka kala hadlay sidii xayiraada looga qaadi lahaa Soomaalida doonaysa inay wadankaas ku noolaadaana ama ka shaqeystaan.

Halkaan ka dhageyso wareysi VOA la yeelatay oo arrintaan iyo arrimo kale oo muhiim ah kaga hadlayo.

Puntalndnews.net

 

Post Comment