Big News-Jaahwareerkii ugu cuslaa oo shacabka soo wajahay iyo cabsi laga qabo in…

Waxaa Magaalada Muqdisho ka taagan Saacadihii la soo dhaafay Jahwareer cusub oo dhanka Sarifka Lacagaha Qalaad iyadoo magaaladuna dadkaay aad u hadal hayaan arrinta.

Dadka qaar ayaa ku micneeyay in lacagta shilinka soomaaliga uu kor u kaco ay tahay isbedelka lagu doonayo in sicir barar horleh dadka lagu dhex abuurao.

Sidoo kale warar ayaa sheegaya in Ganacsataa Sarifka ay rabaan in ay uruursadaan Lacago doolar ah oo Magaalada soo galay wixii ka dambeeyay Doorashada Madaxweyanaha.

Hadaba arrnta xaaladda sii cakirisay ayaa ah maadaama aan wax Isbedel ah ku imaan qimaha Maciishadda Khutul Daruuriga la kala siisto.

Post Comment