Daawo-Donald Trump oo wadnaha gooyey Somalida iyo soo-galootiga sheegayna inuu soo celinayo sharcigii lalaabay iyo kuwa ka adag.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa mar kale ku hanjabay, inuu socod siin doono sharcigiisa muranka

Donald Trump ayaa hadal uu jeediyay saacado uun ka dib markii maxkamada rafcaanku is hor taagtay, dalabkii xukuumadiisa, ayaa sheegay inuu haysto awoodo badan oo sharcigu u ogol yahay, si degdeg ahna uu todobaadka soo socda mar kale u fulin doono sharcigiiisa muslimiinta todobada waddan ka mamnuucaya Maraykanka, taas oo uu ku tilmaamay mid amniga qaranka Maraykanku uu ku difaacayo.

DAAWO

Post Comment