DAAWO warbaahinta caalamka oo soo bandhigay Muragadii iyo guul darradii Gabre kala kulmay doorashadii madaxweynaha.

Telefeshinka Caalamiga ah ee France 24 ayaa soo qaatay muuqaalka Jabkii Gabre kasoo gaaray Doorashadii Doraad ka dhacday magaalada Muqdisho ee Madaxweynaha Soomaaliya loogu doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wariyaasha France24 ayaa taxliilinaya muragada ka muuqatay Wajiga Gabre, kaasoo ah Sarkaal katirsan Sirdoonka Miatariga Itoobiya islamarkaasna Soomaaliya u jooga fulinta howlaha Itoobiya.

Gabre oo wakiil ka ah Itoobiya islamarkaasna gashan Shaarka Danjire IGAD katirsan, ayaa u ololeeynayay in markale la doorto Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkan ka daawo Muuqaalka:

One thought on “DAAWO warbaahinta caalamka oo soo bandhigay Muragadii iyo guul darradii Gabre kala kulmay doorashadii madaxweynaha.

  1. Cabdalle cabdirisaaq · Edit

    Wxaan slaamyaa dhmaan umad islaamka aslamu clykum wrxmatullaahi wbrakaatuh tan kle arin frxd leh weeyw gbre ha iska broorto soomaliya way soo laabatay isbadal cusub iyo wx qbad aa la yaabto waad arkin frmaajo ciyaar ciyaar maaha iska jira gcmo isku duuban baan nahy madxwayn wada shqayn wcn

    Reply

Post Comment