DHEGEYSO-Gudoomiyaha Muqdisho oo ku dhawaaqay war kadhan ah M Farmaajo kana dalbaday.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, aha duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa farriin adag iyo baaq u diray dowladda cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Isagoo dadweyne fara badan kula hadalyay Daljirka Dahsoon ayuu sheegay ka codsaday Madaxda cusub ee dalka iyo Madaxweyne Famaajo inay caddeeyaan Maqaamka gobolka Banaadir.

Wuxuu kaloo sheegay inaysan ka daali doonin raadinta xuquuqda siyaasiga ah ee Gobolka Banadir, isagoo caddeeyay in Banaadir isku filan tahay.

HALKAAN KA DHEGEYSO 

 

4 thoughts on “DHEGEYSO-Gudoomiyaha Muqdisho oo ku dhawaaqay war kadhan ah M Farmaajo kana dalbaday.

  1. Fidno billawgeed waaye, cidkasta oo somali ah xaq bay u leedahay in aay ka mid noqoto nidaanka dowliga ah lakiin xaqii Banaadir Xasan Sheekh baa ka doortay 4.5 waa isaga ninkii diiday in gobol iyo degan wax lagu qaybsado, marka madaxweynaha cusub yeynaan xagxasho ku billaabin Somaliyee.

    Reply
  2. Asc. Waa fidmo bilow weeye waxuu rabaa inuu si xaaran uu maamumlow dhulkii soomalida oo boobay sidaa tarapuunkuu iyo dhulkii banaan ee digfeer oo la siiyey niman xaaran kuna naax ah oo rabaa inay dhistaaa dhulkaa danta guud ah hadaba insha alah jimcada soo socota baa farmaajo ka qudbadaynaaa shacabka soomaliyeed.

    Reply
  3. Doqomada halkaan waxku sooqoray waxaan idiin sheegayaa xamar xaqeeda cidna laga baryi maayo wiilkaan muqdisho martida ku ah waa inuu dhaqso ugu dhawaaqaa dhulka danta guud Muqdisho Kaliya miyuu kuyaalay aaway kuwii gobolada dhaqanxumada&afxumada joojiya farmaajo rasuul lasoo diray maaha dadkii waxka dhigay haduu maqli waayo meeshii adeerkii afweyne lamarsiiyay ayuu marayaa

    Reply

Post Comment