WAR DEG DEG AH: DAAWO Madaxweyne Gaas oo ka dagay magaalada Bosaso kana jawaabay eedeymihii Cabdiraxmaan Faroole iyo Cali Xaaji Warsame.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka dagay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, ayaaka  jawaab eedeymo kasoo yeeray xildhibaan Cabdiraxmaan Faroole iyo Cali Xaaji Warsame, kuwaas oo ku eedeeyay inuu fidno iyo qalalaaso u tagay Muqdisho, si uu u kala qeybiyo murashixiinta Puntland ka tartamaysay.

Halkaan ka daawo jawaabta uu madaxweyne ka bixiyay.

Post Comment