WAR DEG DEG AH: SAWIRRO: Ciidanka amniga gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa siday iyo raggii watay oo Garowe kusoo jeeday

Ciidanka ammaanka ee gobolka Mudug ee Puntland ayaagacanta ku dhigay gaari nooca xamuulka ah oo siday qaraxyo iyo sidoo kale rag la sheegay inay wateen qaraxaan.

Gaarigaan ayaa ahaa mid xogtiisa ciidanku horey usii hayay halka uu ka yimid ee qaraxa laga soo saaray iyo halka loo wadayba waxaana maanta lagu qabtay deegaanka Beyra ee gobolka mudug.

Waxaana hada socoda baaritaano arinta qaraxyadan la xiriira.

16508062_710218255810384_3964541296209012439_n 16508817_710218272477049_1850984462163551928_n 16649086_1836901056549920_6309672965229102823_n 16649285_1836900956549930_8089929873435086957_n 16649332_1836900979883261_8753202697130082013_n 16649433_1836901013216591_158290751641023977_n 16708730_1836901096549916_2579979519608020519_n

Puntlandnews.net

Post Comment