DEG DEG-Farmaajo oo loo soo galay iyo magacyada saraakiil hadda lagu dhex diley.

Waxaa goordhow lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose Abaandulahii guuuta 6-aad e qeybta 12-ka Abriil Korneel Xeyle iyo Taliyihi Uruka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan bakaati.

Saraakiishan ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka ayaa dhintay kadib qaraxa ka dhacay deegaan 20km u jira degmada Walan weyne ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Kolonyada ay la socdeen Saraakiishan ayaa kusoo jeeday deegaanada Tixsiile, Warmaxan, iyo Garas Wandiile oo ka Tirsan Gobolka Shabellaha hoose oo saakay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-shaabab.

Post Comment