Madaxweyne Gaas oo war qiiro leh kaga dhawaaqay magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa uga Tacsiyeeyey Shacabka Puntland iyo Ummada Soomaaliyeed Geerida Ku Tumid Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa).

Madaxweynaha-Dawladda-Puntland-oo-Ka-Tacsiyeeyey-Shacabka-Puntland-iyo-Ummada-Soomaaliyeed-Geerida-Ku-Tumid-Sareeye-Guuto-Xirsi-Saciid-Faarax-Xirsi-Gaataa._0001

 

Post Comment