WARAYSI XASAASI AH-Farmaajo oo kahadlay cidda uu noqonayo RW Cusub iyo arrimo kale.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta caalamiga ah kaga hadlay arimo ay kamid yihiin aas aaska dowlad xoogan iyo taageerada shacabka.

Sidoo kale mudane Farmaajo ayaa ka hadlay sidii uu AlShabaab ula dagaalami lahaa maadaama uu ahaa masuulkii ka saaray magaalada Muqdisho xiligii uu ra’isul wasaraha ahaa.

DAAWO

Post Comment