Daawo-Weriye Muqdisho U Tegey Taageerada Farmaajo oo ciidanku xabsiga dhigeen.

Wararka hadda inga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayan in Garoonka Magaaladaasi lagu xiray Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Wariyaha Ayaa la xaqiijiyaya in Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay ka qabteen Garoonka iyagoo u taxaabay Saldhiga Magaaladaasi halkaas oo la sheegay in Su’aalo lagu weydiinayo.

Wariye Cabdimaalik ayaa dhawaan yimid Magaalada Muqdisho isagoona soo bandhigay Taageerada weyn ee uu u hayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cadbullaahi Maxamed Farmaajo.

HALKAAN KA DAAWO

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.