DEG DEG-Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo maanta markale kulmay maxay ka hadleen?.

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Markale La kulmay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo.

Kulanka ayaa l axaqiijiyay in uu ahaa kaliyaha kulan qado oo uu Xasan Sheekh u sameeyay Madaxweyne Farmaajo kulankaas qadada ah oo uu dalbaday Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya.

Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa maalinta bari ah la wareegi doona taliska Madaxtooyadda Sooomaliya, waxaa 22-ka bishaan la qaban doonaa Caleema-saarkiisa.

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.