War cusub oo hadda naga soo gaarey villa Soomaaliya iyo Xasan Sheekh oo..

Waxaa hadda xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socota munaasabadda xil wareejinta madaxweynihii hore ee Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Farmaajo ayaa wixii maanta ka dambeeya si rasmi ah uga arimin doona Villa Soomaaliya, waxaana hadda socota khudbad jeedinta Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxmauud.

22-ka bishan ayaa magaalada Muqdisho waxaa sidoo kale lagu qaban doonaa munaasabadda caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.

Post Comment