CONTACT US

WAR DEG DEG AH: DAAWO: Qoys Xamar ku nool oo hoobiyo ku habsaday iyo Alshabaab oo sheegtay

Muqdisho 16 Muqdisho 2017:- Qoys ku nool mid kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku habsaday Hoobiye ay soo tureen kooxda Alshabaab, oo maanta madaafiic ku garaacaysay madaxtooyada Soomaaliya oo ay ka dhacaysay xaflad xil wareejin ah.

Afar qof oo qoyskaan kamid ah oo u badan carruur ayaa ku geeriyooday Hoobiyaha lagusoo tuuray, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale oo dad ah.

Alshabab ayaa sheegatay masuuliyada madaafiicdaan

1-12 2-10 3-10 4-8

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167