War dge deg ah-Saddex ruux oo siyaabo kala duwan maanta gobolka…

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe, Saddex ruux ayaa lagu dilay Gobolkaasi sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dilka saddexdaan qof ayaa salka ku haayo arimo ku aadan aano qabiil, wuxuuna dilka ka dhacay deegaan hoostagga Degmada Aadan yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Koox hubaysan ayaa la sheegay saddexdaan ruux inay toogteen, xilli ay meel wada fadhiyeen, waxaana halkaasi ka baxsaday dableydii falka dilka ah geysatay.

Post Comment