War hadda Garoowe naga soo gaarey iyo saldhigii qaybta booliska oo..

Qaar kamid ah gaadiidleyda ka shaqaysa inta u dhexaysa magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ayaa saaka dibad baxyo cabasho ah ka hordhigay xarunta taliska bilayska gobolka Nugaal.

Gaadiidleyda oo lahadlay Puntlandnews ayaa sheegay inay ka cabanayaan xarumaha ciidanka dowladda oo rakaabka ay sidaan looga qaado lacago sharci darro ah sida ay hadalka u dhigeen.

Waxa ay sheegeen in gaadiidkooda oo cashuuran buuxiyeyna waajibaadkii looga baahnaa lagala dego rakaabka saaran kadibna laga qaado lacago kale sida ay sheegeen, waxaana ugu dambayn ka qanciyey taliska qaybta booliska gooblka Nugaal.

War deg deg ah-Ciidankii huwanta ahaa oo ka soo cararay Camaara iyo cutubyo kategey Cadaado oo lala’yahay.

XOG MUHIIM AH-Itoobiya oo hubkii ugu badnaa ku sii daabulaysa maxay tahay sababtu.

DEG DEG-Xaaladda oo kacsan iyo ciidamadii ugu badnaa oo saaka magaalada Galkacyo..

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Samawade says:

    2 sano ayeey sii mareysaa mushaar la’aanta ciidamada haysata.
    Talo qaata gaadiidleyda aamusa af-kiina xirta .mar dhow iinshaa-alah baarlamaanka puntland ayaa wada mooshin looga qaadayo xukunka asxaabul shiisha wa…….




.

kasamayso1-300x167