Breaking news-Rag la rumaysan yahay inay Alshabaab katirsan yihiin oo hadda weerar ku qaaday ciidamo marayey.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Fariisimo Ciidamada Dowlada ay ku leeyihiin Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa ahaa mid  aad u xoogan oo socday Saacdo badan waxaana jira khasaarooyin ka dhashay Dagaalkaasi oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay wallow aan la xaqiijin karin inta uu la egyahay.

Dad ku sugan deegaanka ayaa Warqaad.com u sheegay in ay jiraan Dhaawacyo soo gaaray dad shacab ah oo rasaasta habowga ah ay guryahooda ugu tagtay.

DEG DEG-Galmudug oo kudhawaaqday inaan Alshabab la wareeri karin iyo ciidanka Puntland oo heegan buuxa lageliyey.

War deg deg ah-Ciidanka dowladda oo dad shacab ah si arxan darro ah ugu dhex laayey magaalada..

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.