CONTACT US

DEG DEG-Galmudug oo kudhawaaqday inaan Alshabab la wareeri karin iyo ciidanka Puntland oo heegan buuxa lageliyey.

Ciidanka dowladda Puntland ee ku sugan gooblka Mudug ayaa il gaar ah kuhaya dhaqdhaqaaqyada maamulka Galmudug, kadib markii maamulkaasi uu sheegay inuusan raali ka ahayn in Puntland duulaan ku qaado Alshabaabka ku sugan xeebaha Xaradheere oo laga soo maleego falalka kadhaca Puntland.

HALKAAN KA AKHRISO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




muuqaalada

kasamayso1-300x167