DHEGEYSO-Cadaadiskii siyaasiyiinta ii keenay in wasiir ku dhawaaqo iscasilaad iyo qorshe madaxweynaha kadhan ah.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Axmed Maxamed (Macalin Barre) oo Muqdisho ku sugan ayaa sheegay in uusan jirin xil isaga ama Shariif Xasan uu haayo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in aysan jirin wax Gole Wasiiro ah oo Koonfur Galbeed ka jira in aysan jirin, maadaama uu sheegay halkaasi in ay ku sugan yihiin dad gaar ah oo dano siysaasadeed leh.

HALKAAN KA DHEGEYSO

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Shirkado Xariir Nala Leh