CONTACT US

WAR DEG DEG AH: Daawo: War Deg-Deg Ah Cali Khaliif Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo  maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ayaa ka bad-baaday dil waxaana ciidankiisa iyo dadweyne shacaba oo meesha ku kulmay dhex-maratay rasaas.

Intaas ka dib gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID injineer Faysal Cali Waraabe oo isku dayay inuu Cali Khaliif soo galiyo gudaha magaalada ayaanay suura-galin waxaanu safar dhinaca dhulka ah ugaga baxay dhanka magaalada Widh-widh

wixii warara ee danbe ka soo kordha waxaanu idiinku soo gudbin doona wararkayaga danbe.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167