Daawo Goalasha Bayern Munich oo 8 goal iyo waxba ku garaacday Hamburger SV.

Kooxda Bayern Munich ayaa sii xajisatay hogaanka horyaalka Bundesliga ka dib markii ay sideed gool iyo waxba ku xasuuqeen kooxda Hamburger SV oo marti ku aheyd Allianz Arena iyadoo maanta ay maalin weyn u aheyd tababarahooda Carlo Ancelotti oo u dabaaldegayay kulankiisii KUMAAD ee uu tababare ahaa.

DAAWO GOALASHII

One thought on “Daawo Goalasha Bayern Munich oo 8 goal iyo waxba ku garaacday Hamburger SV.

Post Comment