Daawo Goalasha Chelsea oo siidheeraysatay hogaanka horyaalka Ingiriiska.

Kooxda Chelsea ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka Premier League iyagoo haatan 11 dhibcood kaga haya kooxda kaalinta labaad ee Man City oo berri ciyaari doonta ka dib markii ay 3-1 ku garaaceen kooxda Swansea oo marti ku aheyd Stamford Bridge, waana kulankii 12aad ee isku xiga ee ay Chelsea ku badiso gurigeeda taasoo rikoor cusub u ah, iyadoo Cesc Fabregas uu wacdarro dhigay kulankiisii 300aad ee Premier League.

DAAWO GOALASHII

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.