Daawo-Qiso dhab ah iyo mucjiso ku dhacday nin doonayey inuu fara xumeeyo gabar mayd ah.

Kuugu filan cibro iyo tusaale sheekooyinka Mar walba ka dhaca dunida guudkeeda iyo koonkan aan ku noolnahay maalin walba , waana tusmooyin aadmiga lagu tusaaleynayo iney ka dhowrsadaan gabood-falada jeer kasta ay geysanayaan.

Sheekadan ayaa waxey kol hore ka dhacday mid kamid ah Wadamada Khaliijka oo aan la shaacin goobta ay tahay , waana mid saameynteedu ay aad u darantahay . runtiina qof kasta oo leh Iimaan wanaagsan uu arkayo halka ay ku dambeyso ciribta xumaan fala ah.

DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.