CONTACT US

DEG DEG-Qarax aadan ogeyn oo caawa kadhacay iyo haweeney hadda kooxo hubaysani ku dileen magaalada..

Qarax xoogan ayaa laga maqlay daqiiqado ka hor Saldhiga Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho.

Qarax waxaa dad goob jooga yaal ah ay ku sheegeen in uu ahaa Bamgacmeed saldhiga lagu tuuray.

Ilaa hadda wax faah faahin intaa kabadan lagama hayo, iyadoo kooxda Bamka tuurtayna ay baxsadeen.

Dhanka kalena Wararka inaga soo gaaray Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegyaan in Rag bistoolado watay ay goor dhow qof haweeney ah ay ku dileen degmadaasi.

Kooxdii dilka geysatay ayaa baxsaday waxaana la ‘ogeyn ilaa iminka sababtay ay haweyneydan u dileen kooxaha hubeysan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

kasamayso1-300x167