CONTACT US

Sawirro deg deg ah-Puntland iyo Galmudug oo qaaday tallaabo aan horay loo arag lana kala wareegey.

Maamulka Galmudug State ayaa waxay maanta ay ku wareejiyeen labo nin oo gaari soo dhacay dhigooda dowladda Puntland oo xurguf ay ka dhex jirtay waayihii dambe.

Labadaan nin ayaa Gawaarida kasoo dhici jiray degaanada Puntland ,waxaana ay ka iibsan jireen dad ku sugan degaanada Galmudug.

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka mudug ee Puntland Cismaan Xasan Cuuke ayaa uga mahadceliyay dowlad goboleedka Galmudug tilaabada ay qaadeen.

SAWIRRO

2-10-768x432 3-8-768x432 5-3-768x432

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

kasamayso1-300x167