CONTACT US

Video-dowladda Puntland oo hal arrin uga digtey madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in Madaxda dowladda Federaalka Soomaliya ay bilaabeen waqti dhameys ayna ku socdaan waddo ay ku weyn karaan Kalsoonida Shacabka Soomaliyeed.

Ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey oo warbaahinta kula hadlay Magalada Boosaaaso ee Gobolka bari ayaa sheegay in Madaxda Dowladda Soomaliya ay haatan ku socdaan waddo ay ku weyn karaan Kalsoonida Shacabka Soomaliyeed, xili ay ku mashquulsan yihiin magacaabista Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaliya.

DAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

kasamayso1-300x167