Video-Waa sidee xaaladda dhaawacyada dhalinyarada Soomaaliyeed ee kudhaawacantay duqayntii Yemen.

Dhaawacyada dadkii ka badbaaday Doontii qaxootiga soomaalida ah ay saarnaayeen ee lagu xasuuqay xeebaha dalka yemen ayaa ka hadlay calool xumada wixii ku dhacay.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.