CONTACT US

WAR CUSUB-dhegeyso Galmudug oo jawaab lama filaan ah siisay RW Khayre kuna dhawaqday in..

Maamul goboleedka Galmudug ayaa dhegaha ka xirtay codsigii RW Xasan Cali kheyre ee ahaa in dib loo dhigo doorashada la filayo iney dhawaan ka dhacdo magaaladda Cadaado

RW Xasan Cali kheyre ayaa dalbaday in 45 maalin dib loo dhigo doorashada maamulkaas, laakiin war ay soo saareen gudiga doorashada ayaa waxaa ay sheegeen iney doorashada qaban doonaan 28-ka bishan

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa Tilmaamay in Qabashada Araajida Musharaxiinta doonaya in ay u Tartamaan Xilka Madaxweynaha Galmudug ay ku Egtahay 25-ka Bishaan haddana ay darder u socoto Qaban Qaabada loogu diyaar garoobayo Doorashada.

DHEGEYSO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167