War cusub-Warqado digniin ah oo madaxda maamulka kadhan ah oo lagu soo yaaciyey magaalada…

 Warqado Digniin ah ayaa lagu daadiyay Goor dhow Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho, si gaar ah waxa loogu digay Ganacsatada Suuq Khaliifa Ee Bakaaraha Ilaa hadda lama oga Warqadahaan Cida ka dambeysa iyo Digniinta ay soo direen.

Warar Warqaad.com ay ka heshay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in Ciidan Hubeysan oo ku watay dareyska Ciidamada Dawlada Soomaaliya ayaa daadiyey Warqadahaaan digniinta ah.

AKHRISO

BB

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.