CONTACT US

WAR DEG-DEG AH: Akhriso: Gollihii wasiirada ugu badnaa oo la magacaabay.

20 -March -2017 (Puntladnews) Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo oo dhowaan la doortay ayaa soo magcaabay golihisa  wasiiro oo ka kooban 110 wasiir.

Tiradan 110 wasiir, shan iyo konton ka mid ah waa wasiiro buuxa, halka 50 yihiin wasiiro ku xigeeno, afarta soo hortayna, waa wasiiro dawlayaal. Waa wasiiraddii ugu badnaa ee dalkaas yeesho  oo ah dalkii ugu horeeyey ee xornimo ka qaata Afrika.

Wasiiradan tirada badan ee la so magcaabay ayaa madaxweynuhu sheegay inay hantidooda la diwaan geliyey

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167