CONTACT US

War deg deg ah-Dad kor u dhaafaya 44 ruux oo kudhintay diyaarad ku burburtay iyo yaa kamid ahaa..

Diyaarad laga leeyahay dalka South Sudan ayaa ku soo dhacday Magaalo ka mid ah dalkaasi, kadib markii ay soo wajahday cilad farsamo.

Diyaaradan ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 44 Qof, dhammaantoodana ay halkaasi ku geeriyoodeen, inkastoo weli saraakiisha caafimaadka aysan shaacin khasaaraha.

Goobta Diyaaradan ay ku soo dhacday ayaa waxaa gaaray Ciidamada ammaanka iyo saraakiisha caafimaadka, sida ay sheegeen warbaahinada dalkaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167