CONTACT US

War deg deg ah oo naga soo gaarey Villa Somalia iyo ra’iisul wasaare Khayre oo golihii wasiiradda..

Madaxtooyada Soomaaliya wararka ugu dambeyay ee naga soo gaaray waxaa ayaa sheegaya in la diyaariyey liiska xubnaha golaha Xukuumada Faderaalka oo goor dhaw uu Ra’iisul wasaare Kheyre uu saxiixayo.

Wasiirada la magacaabayo ayaa noqon doono kuwii ugu horeeyay ee la magacaabo waxaana heegan buuxa ku jira tan iyo saakay wariyaasha oo doonaya in ay toos u soo tabiyaan magacaabida Golaha xukuumada cusub.

Warar ayaa sheegaya in Wasiirada la magacaabi doono ay ka dhex muuqda Liiskaas siyaasiin saaxiibo dhaw la ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167