CONTACT US

WAR LAHELAY-Ururka IGAD oo kudhegan madaxweynaha Kenya oo ku soo xad gudbey Somalia iyo Farmaajo oo dacwad..

Ururu goboleedka IGAD ayaa la sheegayaa iney hadda ku dheggan yihiin madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kadib markii uu maalin kahor kusoo xadgudbay Soomaaliya, gaar ahaan uu yimid degmada Dhoobley isaga oo labisan dareeska Milatariga.

Arrintaasi oo ay aad uga carrootey dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa la sheegayaa in kiiska arrintaan IGAD ay soo farogelisay, lagana codsaday DFS in arrinta aysan gobolka Dhaafin.

Ugu horreyn waxaa la doonayaa in caalamka in laga dhaadhiciyo in Kenyatta uu lasoo hadlay dowladda Madaxweyne Farmaajo,  kadibna arrinta xadgudubka si hoose loo xalliyo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

muuqaalada

kasamayso1-300x167