DEG-DEG: DAAWO: Soomaaliland oo xabaalo wareed u sameysay maydad lagasoo saaray….

Maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Berbera ee gobolka waqooyi galbeed xabaalo wareed ugu sameeyay Lafaha dad waa hore dhintay oo ay ku sheegtay inay dishay xukuumada dhexe ee Maxamed Siyaad Barre, waa sida ay aaminsan yihin.

HALKAAN HOOSE.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.