Daawo-Muuqaal laga duubay fanaanadda Yurub Geenyo oo ku sugan Muqdisho.

Fanaanada Yurub Geenyo oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigtay Muuqaalkii Heesta Muqdisho, waxaana idiin soo gudbinaynaa muuqaalka heesta ee sababay in laga saaro xidigaha geeska.

DAAWO

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

Shirkado Xariir Nala Leh