War deg deg ah oo hadda nasoo gaarey iyo toogasho kadhacday bartamaha magaalada..

Wararka inaga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland uu Bartamaha Suuqa Magaaladaasi ku dilay Qof shacab ah.

Askariga ayaa la xaqiijiyay in uu dilka geystay waxaana ruuxa la dilay iyo askariga dhax maray Muran aan la ogeyn waxa uu salka ku hayo ilaa iminka.

Qofka shacabka ah ee la toogtay ayaa waxaa uu watay gaari yar oo nuuca raaxada ah waxaana askarigii toogtay uu ka baxsaday halkii uu dilka ka geystay,

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.