CONTACT US

War deg deg ah-Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdi Qaybdiid oo xilal loo magacaabay..

Waxaa Maanta Kalfadhi yeeshay xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya, kuwaas yeeshay kalfadhi looga hadlayay  doorashada xubnaha guddiga aqalka sare ee deb u eegista dastuurka.

Waxaa fadhiga Maanta lagu doortay guddiga Dibu eegista Dastuurka waxaa lagu qeybsaday Hanaanka Nidaamka 4.5, taas oo muujinaysa xubnaha maanta sida la doortay.

Senatorada ayaa waxaa la doortay ayaa kala ahaa:-

Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud-Faroole

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid

Sen. Xuseen Sheekh Maxamud

Sen. Cabdikarim Maxamed Xasan

Sen. Iftin Xasan Iman.

Puntlandnews.net

Fikradaha Akhristayaasha (0)




muuqaalada

kasamayso1-300x167