War deg deg ah-Dagaal laysu adeegsanayo noocyada hubka culus oo saaka looga waaberiistey gobolka..

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi saakay uu ka socdo degmada Baardheere ee gobolkaasi.

Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney weerar kusoo qaadeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee fariisinka ku leh duleedka Baardheere.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaan, xaaladda waa mid aad u kacsan, waxaana lasoo sheegayaa in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

Post Comment