Xog deg deg ah oo hadda nasoo gaartey iyo madaxweyne Farmaajo oo Gen Indhacadde xil culus u..

Jeneraal Maxamed Yuusuf Indha Cadde oo maalmahan dambe la hadal hayey in xil aad u adag looga dhiibi doono dowladda uu hoggaaminayo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hadda waxaa lasoo sheegayaa inuu dalbaday xil aad u culus.

Jeneraalka oo lagu yaqaanno dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab, sidoo kalena aad u howlgelin kara ciidamada xoogga dalka ayaa dalbaday in loo magacaabo taliyaha ciidamada lugta.

Indha Cadde ayaa sheegay in haddii xilkaasi loo dhiibo uu hubo in sanad gudahiisa uu guud ahaan dalka uga saari doono Maleeshiyaadka Al-shabaab.

2 thoughts on “Xog deg deg ah oo hadda nasoo gaartey iyo madaxweyne Farmaajo oo Gen Indhacadde xil culus u..

  1. jeylaani mohamed nuur · Edit

    waahubaal General indhacade hadii xilkaan loomagacaabo inuu gudanhayo waajibkiisa waayo waanin hoolkar waana la ogaa 2011 wuxuu alshabaab kukalifay ninkaas ookale waxaa ubaahan dalka iyo dadka dhibaateysan

    Reply
  2. Tolow mĂ rasaastii uu ceelwareegtoy ku qabsanlahaa baa ka dhammaatay.? Hadii indhacade hal Qof oo biyamaal ah kudilo shabeelaha hoose Farmaajaa kamas’uula.

    Reply

Post Comment